Dacwado ka dhan ah Shirkadda Apple oo loo gudbiyey Maxkamadaha Maraykanka

Dacwado ka dhan ah shirkadda taleefoonada ee Apple ayaa loo gudbiyay maxkamado ku yaala Mareykanka, ka dib markii shirakddu ay qiratay inay dhinto tayada taleefoonada iPhones-ka ah. Maamulka Shirakadda Apple ayaa sheegay in sababta ay u sameysay arrintani ay tahay si loo xanaaneeyo talefonka, loogana hortago in baytariga taleefonka uu daciifo. Dacwadahan oo laga furay … Continue reading Dacwado ka dhan ah Shirkadda Apple oo loo gudbiyey Maxkamadaha Maraykanka